Site icon Qaamuus

ereyga

Weheliyaha qallocsanka sugan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(fiis.) Summad na. Saamiga keynaanka ilayska ee madhane iyo keynaanka ilayska ee dhextaal Na = C/Co taasoo C - ay tahay xawaaraha ilayska ee madhane, Co - ay tahay xawaaraha ilayska ee dhextaal.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weheliyaha qallocsanka sugan


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version