Wejihi
Qaabnaxa: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Wax, wax kale qaabisiin. 2. Cid meel ama cid kale aaddin. ld waajihi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wejihi ↴
waajihi | waajihid | waajihin | wajahid | wejihid | wejihin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg