Site icon Qaamuus

ereyga

Werdi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Ku celcelinta ereyo Alle loogu dhowaanayo. ld wardi.

Werdi

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)

Ereyo Ilaah loogu dhowaanayo ku celcelin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga werdi

raatib | awlaadso | fiddee | jalwi | tusbax | wardi | werdiyid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version