Weydaari
Qaabnaxa: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Dhaafi; gudbi. 2. Is w.: is dhaafin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weydaari ↴
dabammari | dhafandhaaf | weydaar | weydaarid | weydaarin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg