Site icon Qaamuus

ereyga

Weynee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-neeyay, -neysay)

1. Wax, wax weyn ka dhigid. 2. Cid qiimo u yeelid. 3. Is w.: wax weyn iska dhigid (qof). 4. Iska w.: qof cid iska sarreysiin. ld weyneysii.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weynee

saalaweyneeye | uurweynaad | isu'eg | kalagguur | mikroskoob | weyneyn | weyneysii | weyneyso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version