Wiif
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)1. Sida wiifowgii u wareeg. 2. Aad u orod.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wiif ↴
cawiif | wif | wiifi | wiifid | wiifin | wiiflee | wiifleyn | wiifow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg