Wiir
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-rar, m.l)Ciyaarta godootan, xabbad keliya oo god keligeed la dhigay.
Wiirsi*
cid ku jeesjeesid; ku digasho, ama naynaas xun ugu yeerid.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Wiirsi*
cid ku jeesjeesid, ku digasho, ama naynaas xun ugu yeeris.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wiir ↴
maqaawiir | taswiir | wiirawiire | wiirawiiro | wiiro | wiirsasho | wiirso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg