Site icon Qaamuus

ereyga

Wiiro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Xumaan uurka la isugu hayo; utun. 2. Cayaar beeralaydu tumato oo ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wiiro

wiirawiiro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version