Site icon Qaamuus

ereyga

Wiish

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-shash, m.l)

1. Makiinad waxyaalaha culculus lagu qaado, waxay leedahay sal nagi iyo gacan dheer oo wareega oo afkiisa hore xarig ama silsilad gan qaroofan leh oo wax la suro. 2. Qalab laga sii daayo yeer oo digniin bixiya. 3. Aalad gu-ryaha dabaqyada dhaadheer leh lagu fuulo lagagana soo dego.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wiish

daraawiish | darwiish | wii |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version