Site icon Qaamuus

ereyga

Wirwir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dhalanteed. 2. Socodka la socdo wakhtiga qorraxdu aad u kulushahay. 3. ld wirwirid.

Wirwir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Wakhti qorraxdu aad u kulushahay socosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wirwir

dhaandabaggaale | dhan-dabaggaalle | wirwirid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version