Wiswisi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Cid wax kasta oo ay samayn lahayd ka shakisiin. 2. ld was-waasi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wiswisi ↴
waswaasi | waswaasid | waswaasin | wiswisid | wiswisin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg