Site icon Qaamuus

ereyga

Xaab

Qaabnaxa: m.l.w Isrogrogga:

1. Caleemaha dhirta oo inta engega geedka hoostiisa ku soo daata. 2. Uurkujir (oogada nafleyda). 3. Wax walba intooda xun.

Xaab

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

1. Xaabo cunid (nafley). 2. Wax qaali ah ama wax aan qaali ahayn, urursasho. 3. Wax ururin. 4. Qashin iyo wax u eg cunid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaab

xaabayn | xaabee | xaabi | xaabid | xaabsasho | xaabsi | xaabso | jaabo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version