Site icon Qaamuus

ereyga

xaabso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Wax firirsan oo meel wada yaal mar wada qaadasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaabso

xaabsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaabso. ld xaabsad, xaabsi. xaabsi, xaabsad, xaabso

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version