Site icon Qaamuus

ereyga

Xaar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Wax xaaqid.

Xaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rar, m.l)

Saxaro.

Xaar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Xaar dhigid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaar

faajir | faajirad | haamanad | uurxaaran | uurxaarnaan | uurxaarnaansho | xaaraamayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version