Xaaraamee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)Wax xaaraan ka dhigid. ld xaaraantimee.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaaraamee ↴
xaaraamayn | xaaraamaysan | xaaraansan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg