Site icon Qaamuus

ereyga

Xaari

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Ilmo si uu u saxaroodo majasaarid. 2. Cariish dhiriq marin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaari

xaarid | xaarid | xaarin | xaarin | xaarsii | xaarsiin | xaarxaari | xaarxaarin | bislee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version