Xaaro
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)1. Meel qashin ka nadiifsasho. 2. Wax meel yaal wada qaada-sho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaaro ↴
xaarasho | xaarxaaro | goobxaaro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg