Xaas
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-sas, m.l)1. Oori, afo. 2. (-sas, m.l) Carruurta iyo haweeney la qabo. 3. X. ah: wax tabardaran; maato. 4. X. ah: qof carruur badan leh oo hanti yar.
Xaas
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)Nafley caato noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaas ↴
nacab | xaanshi | xaasaami | xaasaamid | xaasaamin | xaasaan | xaasaan | xaasaanqabow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg