Xaasid
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Xaas noqosho, yeelasho.
Xaasid
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga: (-diin, m.dh)Qof aan jecleyn in ay cid aan isga ahayn wax u kordhaan.
Xaasid
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg xaas².
Xaasid
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)ld xasad².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaasid ↴
nacab | xaasidad | xaasidnimo | khabiid | nadiif | naxli |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg