Site icon Qaamuus

ereyga

Xab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dhareer is-haysta oo layiig ah oo xuubabka jilicsan oo oogada ka yimaada, ka soo go'a; balqan. 2. Biyo badan oo xalliban ah oo mandheerta iyo ilmaha dhalanaya la socda. 3. Ukunta biyeheeda cad. 4. Harag jilicsan oo sida sibraarka u samaysan oo biyaha lagu dhaansado.

Xab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(c.nafl.) Walax qoyan oo jiidma oo laga soo daayo xuubka malaaska. Xabku a) wuxu daafacaa xuubka; b) wuxu sahlaa socodka wixii dul maraya xuubka oo wuxuu ka dhowraa xoqniinka; c) wuxuuna qaadaa ensaymyada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xab

laab | baac | gaaddo | jaaw | maadhiin | naastro | qaarxabaal | qaarxabaal | qaarxabaalid | saaddo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version