Xabagbarsho
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Malabka awlalka ku jira mid ka mid ah oo shinnidu si gaar ah u samayso; waa miid sida xabagta dhirta qaar-keed u cad oo aan gows iyo wax kale midna dheehin, oo boqoraddeedu cunto. ld xabag-barshe, xabagbarshi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xabagbarsho ↴
xabagbarshi | barsho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg