Site icon Qaamuus

ereyga

Xabbaar

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Qaybinta la qaybiyo xoolo la soo dhacay.

Xabbaar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Xoolo la soo dhacay qaybin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xabbaar

xabbaarid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version