Xabbad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. (-do, m.l) Saanadda buntukha laga rido middeed; rasaas. 2. Cudur dadka ku dhaca; waraabow. 3. Wax keli ah; mid. 4. (-do, m.l) Iniin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xabbad ↴
jaaw | maadhiin | naastro | xabbadayn | xabbadee | xabbadqaad | afdabayl | baaruud | bamban |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg