Site icon Qaamuus

ereyga

Xad-dhaaf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Meeshii laysu asteeyay oo la dhaafo; xadka oo laga baxo.

Xad-dhaaf

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

1. Wax aan la koobi karin noqosho. 2. Wax qiyaastoodii dhaafid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xad-dhaaf

xad-dhaafid | beerxaw | dabbar | daldal | tardhaaf | xifo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version