Site icon Qaamuus

ereyga

Xadatee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-teeyay, -taysay)

Cid xadato dareensiin. ld xanantee, xanatee.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xadatee

xadatayn | xanantee | xanatee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version