Xaddi-foolwaa
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo ..., m.dh)(xis.) Xaddi sida: cuf, dherer, waqti, cufnaan ama tamar oo leh baaxad ama laxaad; hase yeeshee aan lahayn jiho. Xisaab ahaan xaddiyadan oo kale waxaa la yiraahdaa xaddi foolwaa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaddi-foolwaa ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg