xadid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg xad.
xadid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg xad³.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xadid ↴
dabaxadid [m.f.dh]
eeg dabaxad.
kabasiib [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Cid xadid iyadoon waxba lagu reebin; mooradduug.
meherxadid [m.f.dh]
eeg meherxad².
tuug [m.l]
(tuug, m.dh) Nin wax xadid caadaystay.
tuugo [m.dh]
1. Wax xadidda; tuugnimo; xatooyo. 2. Qof dheddig ah oo keli ah wax xadda. 3. Koox wax xaddo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg