Site icon Qaamuus

ereyga

Xafid

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. Wax dayac ka ilaalin. 2. Cashar, Quraan iwm kor ka bara-sho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xafid

laahi | xafidan | xafidid | xafidnaan | xafidnaansho | ammaano | astur | cinjirrageed | dhawran |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version