Site icon Qaamuus

ereyga

Xafiiltan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld xafiiltamid.

Xafiiltan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Laba qof xifaalootamid ama is xifaalayn. ld xifaal-tan².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xafiiltan

xafiiltamid | xifaaltan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version