Xagaafo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Bir xalleefsan, godan oo xoolaha shilinta, ragaadka iwm looga guro.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xagaafo ↴
xagaafee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg