Site icon Qaamuus

ereyga

Xagaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

1. Guggub. 2. Fandhaal dheri x. looga hoolo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xagaal

xagaali | xagaalin | xagaalis | xagaalsasho | xagaalso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version