Xagal janjeedh
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-llo ..., m.dh)(xis.) Xagal cabbirkeedu aan ahayn xagal qumman iyo dhufsane qumman midna.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xagal janjeedh ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg