Xagaldaac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld xagaldaacid.
Xagaldaac
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)Baari ama culays ka batay darti, lugtu la laabmid, la daacid, la kufid. ld xagalkaddaac.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xagaldaac ↴
xagaldaacid | xagaldaaco | xagalkaddaacid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg