Xagjir
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga: (-rro, m.dh)1. Neef irmaan oo aan gayax (sidig) ahayn (geel ama lo'). 2. X. ah: fallaar keligeed la gano oo aan laake ahayn. 3. X. ah: qof aan dhexdhexaad ahayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xagjir ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg