Xajiin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Geed yar oo leh caleemo xaadi ku rogantahay iyo dhacaan cuncun deran ku reeba wixii uu taabto.
Xajiin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Cuncun haraggu dareemo oo oogadu aad u kahato oo waxyaalo kala gaar ah laga qaado (sida: dhirta qaarkeed, habaaska, cunnada, iwm); cadanyo; caaro. ld xajiimo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xajiin ↴
ibalaroor | xajiimeysan | xajiimo | xajiinbadeed | xajiinmadow | xajiintir | caaro | dheerdheero |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg