Xakaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dhibaato; kadeed.
Xakaar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Shiddo la kulmid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xakaar ↴
xakaarid | qariib |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg