Site icon Qaamuus

ereyga

Xakab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Qoryo ceelka afka laga saaro; makaab. 2. Sallaanka meelihiisa cagta la saa-ro.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xakab

kaabi | dawlisgoys | gufeys | horyaal | makaab |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version