Xakame
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-mayaal, m.l/dh)Bir iyo suuman isku xiran oo faraska afka iyo madaxa loo geliyo oo lagu qabto laguna duwduwo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xakame ↴
jaar | xakamayn | xakamaysan | xakamee | heense | suuncalye |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg