Xal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Maaro; mushkilo ama mas'alo maaro u helid.
Xal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Biyo yar oo wax lagu dhaqay.
Xal
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)Biyo yar weel ku mayrid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xal ↴
gaabsi | yaanbo | baadibooliye | caaddifi | haamanad | jabbu | nabad-jeceyl | wacal | wacal | xaaraan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg