Xalli
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)Maaro.
Xalli
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Mushkilo ama mas'alo xal u helid.
Xalli
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Nafley ama dad si saf ballaaran ah u socosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xalli ↴
caaddifi | nabad-jeceyl | xab | xalliiban | xallin | xallin | xallis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg