Xalliiban
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:1. Caano ama wax la mid ah oo miir ah, aan wax kale dheehin ama tar-raxin, nadiifnimadii ka badatay. 2. Wax sida dhalada qaarkeed, araggu gudbo ama iftiinku soo dhaafo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xalliiban ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg