Xallisan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-smay, -santay; -smi)Wax la xalliyey noqosho.
Xallisan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)Wax la xalliyey ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xallisan ↴
xallismid | xallisnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg