Xalwad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Cunto macaan oo laga sameeyo sankor, subag, warango, bur iwm oo la cuno.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xalwad ↴
xalwo | macaan | macmacaan | warango |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg