Xalxal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Barbarar jilicsan oo oogadu yeelato, inta haragga hoostiisa biyo iyo dhacaan ku soo joogsadaan.
Xalxal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)Nabar caalliray barar iyo biyo yeelasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xalxal ↴
xalxali | xalxalid | xalxalin | busteeki | carbar | kabrar | karaab | rafaasad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg