Site icon Qaamuus

ereyga

Xamaasad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dareen xooggan oo nafsaani ah oo ka dhasha dhacdo beerqaad leh oo qofku muujiyo farxad, jidbo, yaab iwm. 2. Ficil.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xamaasad


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version