Site icon Qaamuus

ereyga

Xambali

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

1. Nin rumaysan ama raacsan mad-habta Xambali. 2. Afarta mad-hab ee diinta islaamku u qaybsan tahay middood.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xambali


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version