Site icon Qaamuus

ereyga

Xameyti-mareen

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

(c.nafl.) Dhuumaha xameytida ka soo qaada beerka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xameyti-mareen


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version