Site icon Qaamuus

ereyga

xamil
(m.l) (-llo, m.dh)

1. Haragga indhaha ku rogan oo dhawra. 2. Rar; qaad. 3. Daah sumalka caloosha lagaga xiro, si uusan idaha u saaran. 4. ld xamli.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xamil

xamli [m.l]
Rar; qaad. ld xamil.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version