Xammuurad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Ciid cas oo dharka cad lagu guduudiyo; sabakh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xammuurad ↴
haarguduud | xammuuradayn | xammuuradaysan | xammuuradaysnaan | xammuuradaysnaansho | xammuuradee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg