Site icon Qaamuus

ereyga

Xamur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Geed gobka u eg kase gaaban oo miro laf adag oo la cuno leh. 2. Badar la dubay midkiisa buc-buca.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xamur

buco | xammur |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version